Home WARARKA GALMUDUG Xildhibaan yoonis Shaare oo katirsan Baarlamaanka Galmuduga ayaa weerar Afka ah lu...

Xildhibaan yoonis Shaare oo katirsan Baarlamaanka Galmuduga ayaa weerar Afka ah lu qaaday Xildhibaan Mahad Salaad

0

Waxaa Qorey, Xildhibaan Yonis Mohamed share

Mahad Saladow waan kaa shishaynaa waana kaa sokaynaa

Waxaa nasiib daro ah iyadoo maanta ay Umadda Soomaaliyeed u iftiintay rajo iyo yididiillo weyn oo ku aadan jihada dalku aadayo in Xildhibaan Mahad Salaad uu wali gargaraacayo albaabka colaada iyo iska horkeenka Umadda Soomaaliyeed.

Abtiyow dhiiqadaa ku jirto lugaha kala bax, waxaa sharaf dhac kuu ah in aad Maalin kasta aad shaqo ka dhigato jaaifaynta madaxda iyo in aad kala kaxayso Ciidamadii Qaranka Soomaaliyeed,waqtiba waqtiga ka danbeeya waxaad la soo baxaysaa waji aan fiicnayn,Maanta waxay kaa maraysaa in aad Geel kusoo qorto 1991 iyo beelo Soomaaliyeed inaad magacooda ku qaraabato adoo damacaagu yahay dadka kala kexee oo Colaadi ha dhacdo hana la kala guuro.Taasina maahan mid kuu soortagali doonta Insha allah “waan kaa shishaynaa waana kaa sokaynaa”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here