Home WARARKA GALMUDUG Wasaarada Waxbarashada Galmudug oo mantay Daahfurtay imtixaanka Fasalka 8aad Shaacisayna Tirada aradayda...

Wasaarada Waxbarashada Galmudug oo mantay Daahfurtay imtixaanka Fasalka 8aad Shaacisayna Tirada aradayda reer galmudug ee u fariistay

0

Waxaa imtixaanka fasalka 8-aad maanta ufariisanaya 3,210 arday oo reer Galmudug ah, guul ayaan rejeynayaa iyo in Allah toowfiiqda waafajiyo

Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada Galmudug Mudane Mursal Cabdi Aden oo wehlinayo Gudoomiye ku xigeenka Degmada Gaalkacyo Maxamed Cabdi Cilmi ayaa Saakay Gaalkacyo ka Daahfuray Imtixaanka fasalka 8-aad ee ay qaadayso Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo Tacliinta sare ee Galmudug.

Wasiiru dowlaha wasaarada waxbarashada ayaa kormeeray xarumaha lagu qaadayo Imtixaanka Dugsiga dhexe ee fasalka 8-aad, isagoo halkaas kula dardaarmay ardayda u fariisatay Imtixaanaadka.
Imtixaanka Dugsiga Dhexe ee loogu gudbo dugsiga sare ayaa Degaanada Galmudug waxaa maantay u fariistay in ka badan 3,000 oo arday, taas oo wasaaraddu ku tilmaantay in sare u kac weyn laga dareemayo kororka ardayda waxbarashada kusoo biiraysa

May be an image of 2 people, people sitting and indoor

 

May be an image of 4 people, people standing and outdoors

 

 

May be an image of 4 people, people standing and indoor

 

 

May be an image of 1 person, standing and indoor

 

 

 

 

 

May be an image of 3 people, people sitting and indoorMay be an image of 2 people, people standing, people sitting and indoorMay be an image of 4 people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of 4 people, people standing and indoorMay be an image of 5 people, people standing, people sitting and indoorMay be an image of 4 people, people standing and indoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here