Home WARARKA GALMUDUG Ciidamo ka tirsan kuwa Gorgor oo laga soo Dajiyay Garoonka Magaalada Dhiusamareb...

Ciidamo ka tirsan kuwa Gorgor oo laga soo Dajiyay Garoonka Magaalada Dhiusamareb halkaan ka ogoow sababta loo keenay Cidamadaan

0

50 Askari oo ka tirsan Guutada Gorgor ee Ciidanka Kumaandooska soomaaliya ayaa goordhaw laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb.

Ciidankaan oo hordhac u ah Cutubyo kale oo ka tirsan Ciidanka Gorgor oo Dhuusamareeb la keenayo ayaa loogu tagalay in ay Sugaan Amniga Doorashooyinka Ka Dhacaya Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here