Home WARARKA GALMUDUG Daawo Sawirada: Hospitaal Casri ah oo laga Furay magaalada Dhuusamareb iyo Madaxweyne...

Daawo Sawirada: Hospitaal Casri ah oo laga Furay magaalada Dhuusamareb iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo xariga Ka jaray

0
Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa xariga ka jaray isbitaal Cusub oo laga hirgaliyay Caasimada Galmudug dhuusomareb.
Xarig jarka isbitaalka cusub ee Central Hosbital waxaa goob joog ahaa wasiiro maamulka caasimada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Caasimada.
isbitaalkan lagu soo kordhiyay Caasimada ayaa wax weyn ka badali doona baahiyaha Caafimad ee ka jira Caasimada waxa uuna madaxweyne ku xigeenka oga mahad celiyay Dhaqaatirta Ka shaqeysay in Cisbitalkan loo furo Bulshada Caasimada.
May be an image of outdoors
May be an image of 4 people, people standing and text that says 'LABORATORY FARMASHIYE & SHAYBAAR'
May be an image of 3 people and people standing
May be an image of indoor
May be an image of indoor
May be an image of 7 people, people standing and indoor
May be an image of 6 people, people standing and indoor
May be an image of 4 people and people standing
May be an image of 2 people and people standing
May be an image of one or more people and people standing
May be an image of 2 people, people standing and indoor
May be an image of 6 people, people standing and outdoors
May be an image of 6 people, people standing and outdoors
May be an image of 5 people, people standing, balloon and outdoors
May be an image of 3 people and people standing

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here