Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Dablay Hubaysan Oo bartamaha Magaalada Dhuusamareb Dad Shacab ah kulaayay

Degdeg Dablay Hubaysan Oo bartamaha Magaalada Dhuusamareb Dad Shacab ah kulaayay

0

Dabley Hubaysan oo Afka Soo duubtay Dhar Melaterina Watta Ayaa Dad Shacab ah Oo ku Cawaynayay Maqaayad ku Taala Bartamaha Dhuusamareeb Rasaas ku furay Waxaana Halkaas ku dhintay 3 qof halka ay 3 qof oo kale ku dhaawacmeen.

Dableydii Weerarka geysatay oo oo watay Gaari Probox ah ayaa baxsaday waxaana hadda goobta gaaray Ciidanka oo baaritaan wada

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here