Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xero Ciidamada Miltariga kulahayeen Shabeelada...

Degdeg Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xero Ciidamada Miltariga kulahayeen Shabeelada Dhexe Iyo Qaar lamid ah Sariikiishi Mudu kordhinta Diiday oo waxyeelo kasoo gaartay

0

Qarax Ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay afafka hore xero ay ciidanka Milateriga Soomaaliya ku leeyihiin degaanka Biya-cade ee gobalka Shabeelada Dhexe.

Ugu yaraan 4 askari ayaa ku dhintay waxaana ku dhaawacmay dad uu kamid yahay Korneel Saneey Cabdulle oo ka tirsan saraakiisha xoogga dalka.

Xubno kamid ah Milateriga Soomaaliya oo ku sugan xerada ayaa ii sheegay in dhaawaca Korneel Saneey uu fududyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here