Home WARARKA GALMUDUG Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Galmudug oo Amaro kusoo rogtay Diyaarada Qaadka...

Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Galmudug oo Amaro kusoo rogtay Diyaarada Qaadka keena Galmudug

0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Galmudug waxa ay ogeysiinaysaa dhammaan Dayuuradaha Khaadka Keena Galmudug in laga bilaabo 17/06/2021 aaney soo degi-Karin Dayuurad aan Shati ka Heysan Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Galmudug,

Waxaa la farayaa iney isi soo diiwaan geliyaan si looga baaqsado hubaal la’aan ku timaada ganacsigooda iyo hanaanka dowliga ah,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here