Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Dagaal Culus oo ka qaraxay Duleed Magaalada Camaara oo alshabab Mudo...

Degdeg Dagaal Culus oo ka qaraxay Duleed Magaalada Camaara oo alshabab Mudo maamulayay

0

Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidanka Galmudug iyo kuwa dawladda oo isku dhinac ah iyo ururka Alshabaab ayaa hada ka socda deegaanka Qod-Qod oo u dhaxeeya magaalooyinka Camaara iyo Xinlabe ee gobolka Mudug.

Ciidanka la dagaalamaya Alshabaab saakey oo maalmo ka hor ka ruqaansadey fariisin ay ku lahaayeen degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa horkacaya Gen Saadaq Joon waxaana dagaalka maanta la isku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan.

Wixii soo kordha halkaan kala soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here