Home WARARKA GALMUDUG War dag dag ah madaxweyne qoor qoor oo go,aan culus qaatay goordhaw...

War dag dag ah madaxweyne qoor qoor oo go,aan culus qaatay goordhaw mxa soo kordhay.

0

Ilo wareedyo ka tirsan xafiiska madaxweynaha maamulka galmudug qoor qoor ayaa goorhaw xafiiska warqavadka hobyomedia.com ee dhuusamareeb goordhaw soo gaarsiiyay warbixino ku saabsan goaan uu qaaday madaxweyne qoor qoor

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa la filayaa in uu booqdo jiidaha dagaalka koofurta gobolka Mudug.

Ciidamo ka tirsan madaxtooyada aya goordhaw u anbabaxay jiidaha hore dagaanadii shababab laga xoreeyay

Qorshaha ayaa ah in madaxweynaha oo la socdaan saraakiil ciidan ay maanta tagaan jiidaha hore  ee dagaalka

Lama oga sababta keentay safar deg deg ah blse sida aan idin shacinay maanta shalay wxa soo ifbaxy kala shaki soo kala dhx galay ciidanka uu hlgaaminayo sadaq joon iyo kuwa xooga dalka

Wixi warar ah oo soo kordha kala soco hobyomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here