Home WARARKA GALMUDUG Ciidamo kaxtirsanaa gorgor oo maantay laga soo raray Dhuusamareeb

Ciidamo kaxtirsanaa gorgor oo maantay laga soo raray Dhuusamareeb

0

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka daad Gureysay cidankii Gorgor ee mudada halka sano Gaareysa ku sugnaa magalaadaan.

Cidankaan oo awal tiradoda Gaareysay ku Dhawaaad 500 oo askari ayaa maanta waxaa la qaaday 200 oo askari, halka inta kale beri la qaaadi doono.

Sidoo kale waxaa Dhuusamareeb lagu wadaa in ay soo garaan cidankii lagu badali laaha kuwa baxay.

Bixitaanka cidankaan ayaa yimid xilli maalmo ka hor Galmudug yimaadeen Hoggaankii sare ee ahlussanna

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here