Home WARARKA GALMUDUG Degdeg madixii hore ee Xukumada Galmudug Shiikh Shaakir oo Maantay kasoo Dagay...

Degdeg madixii hore ee Xukumada Galmudug Shiikh Shaakir oo Maantay kasoo Dagay Degmadada Guriceel

0

DEG-DEG Waxaa Goordhaweyd garoonka diyaaradaha ee magaalada Guriceel ka soo dagay Sheikh Maxamed shakir cali Xassan oo horey Deegaanaad Galmudug looga saray xabad kana mid aaha maamulkii ahlusunna.

Sheikh shaakir ayaa waxa garoonka Guriceel ku soodhaweeyey xildhibano iyo xubno kale waxana hogaaminaayo dadkaas xildhibaan mursal xeefow

Shiiq Shaakir ayaana Guriceel ku hakan oo Waxa uu usii Gudbay Deegaanka huurshe oo Saldhig uu ka Dhigan Doono

Inta badan socdaalka Sheikh Shaakir Bulshada lama socto waxaana ay tahay mid laqarinayo waxana socdaalkaan inoo xaqiijiyey xildhibaano katirsan Galmudug.

Ujeedka sheikh Shaakir ugu soo laabtay Galmuduga ayaa lagu sheegay labo.

Waxaana ay kala yihiin isaga oo ka qeybgalayo siyaarada sheikh Yuusuf direed oo ka dhici doonto Degaanka Huurshe iyo in uu markale Bilaabo abaabul dib loogu soo dhisayo maamulki Ahlusunna

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here