Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Taliyihi hore Madaxtooyada Galmudug oo wareerar Dhabagal ah lagu qaaday

Degdeg Taliyihi hore Madaxtooyada Galmudug oo wareerar Dhabagal ah lagu qaaday

0

Koox hubeysan ayaa weerar jidgal ah ku qaaday Taliyihii hore ee Ciidanka ilaalada Madaxtooyada Galmudug Najiib Xirsi Dhoore iyo askar Nabadsugid ah oo la saarneyd gaari nuuca raaxada ah oo uu watey, Waxaana Weerarku uu ka Dhacay inta u dhaxeeysa Godinlabe iyo Cadaado.

Maleyshiyaadka ayaa doonayay in ay Taliyaha iyo Ciidanka la socday ka furtaan hub fudud oo ay dhuusamareeb u wadeen, waxaase taliyaha iyo ilaaladiisa ay iska caabiyeen weerarka oo burbur ba’an gaarsiiyay gaariga ay la socdeen

Taliye najiib oo aan lahadley ayaa iisheegay in ay nabad qabaan isla markaana kasoo gudbeen halka lagu weerarey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here