Home WARARKA GALMUDUG Xog Culus : Ahlusunna oo soo labo kacleysay iyo Abaabul ciidan oo...

Xog Culus : Ahlusunna oo soo labo kacleysay iyo Abaabul ciidan oo ka socda Degano hoosta Dhuusamareeb

0
HM_Xafiiska Dhuusamareeb : Ururka ahlusuna waljameeca aya wada abaabul  kii ugu xooganaa´tan iyo markii laga saaray degano  badan oo ka tirsan galmudug
Hogaanka Ahlusuna Ee Hada Sugan Degaanka Huurshe aya wadda Qorshe Dagaal Kaasi oo Meesha Looga Sarayo Hogaanka Galmudug Hada joga Madaxweyne Qoor qoor sida ay no Xaqjiyeen Ila Xog.ogaal ah
Sanad.Hore ayey aheyd markii Ahlusuna Magaalada Dhuusa mareeb looga Saarey awood Dagaal.
Sanadkaan.ayay Qorsheynayaan.in.mar kale Kooxdan ay soo Ceshtaan Awoodoodi ay ku lahayeen Gobolada dhexe.
Ahlusuna ayaa Maalmahan degaanada Galmudug ka waddey Abaabul dagaal iyo Hub aruursi Xoogan
Magaaloyinka Gaalkacyo Dhuusa mareeb iyo Xeraale ayaa Hubka ugu badan laga qaadey. sida aan Xogta ku helney.

Wixii  Warar ah oo ku soo kordha kala soco Hobyomedia.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here