Home WARARKA GALMUDUG Ciidamada Ahlusuna oo Difaacyo waawayn ka samaystay Hareeraha Magaalda Guriceel Xili Ciidamada...

Ciidamada Ahlusuna oo Difaacyo waawayn ka samaystay Hareeraha Magaalda Guriceel Xili Ciidamada Dowladu Kusii wajahanyihiin Guriceel

0
Ciidanka Ahlusunna oo Godod ka qotay Hareeraha Guriceel isuna diyaariyay Dagaal ka ka fool ka fool ah oo ay la galaan Ciidanka Dowladda ee Halkaas kusii jeeda.
Hareeraha Magaalada Guriceel ee Gobalka Galgaduud ayay Ciidamada Ahlusunna ka sameysteen Dhufaysyo hor leh iyagoo doonaya in ay ku fara adaygaan Guriceel oo ay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Kuwo Galmudug ku wajahan yihiin damacsan yihiina in ay Magaalada ka saaraan Xoogaga Ahlusunna ee Kowdii bishaan la wareegay.
Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka ayaa soo gaaray Shalay Gakinkii Danbe Magaaalada Dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here