Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Ciidamada Ahlu Suna oo kasoo bacay matabaan iyo Ciidanka Dowlada oo...

Degdeg Ciidamada Ahlu Suna oo kasoo bacay matabaan iyo Ciidanka Dowlada oo lawareegay

0

Ciidamada Ahlusunna ayaa u soo Wareegay Deegaanka Labi-hiiraan oo ah Xadka kala qaybiya Hiiraan iyo Galgaduud ahna Kastamka Canshuuraha Ay ku qaadi Doonaaan

Matabaan ayey ka soo wareegeen oo ay ku sugnaayeen laga bilaabo markii ay la wareegeen Ahlusunna Guri-ceel.

Maamulka Matabaan ayaa hadda Gacanta ku haya Koontaroolka Matabaan oo mudo Gacantooda ka maqnaa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here