Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Ciidamo Farabadan oo Maantay Laga Soo Dajiyay Dhuusamareeb

Degdeg Ciidamo Farabadan oo Maantay Laga Soo Dajiyay Dhuusamareeb

0

ilaa Sadex diyaaradood oo Sida ciidamo Ka tirsan Xoga Dalka Somaliya Ayaa Maanta laga Dajiyey Garoonka diyaradaha Magaalada Dhuusa mareeb Ee Caasimada Galmudug.
Ciidankaan Maanta laga soo daabuley Magaalada Muqdisho ayaa lagu xoojin donaa Dagaalka Udhaxeeya Ciidanka DFS iyo Kuwa Ahlusuna Ee ka Socoda Degaanka Bohol Ee Gobolka Galgaduud.
Dagaalkaan oo bilowdey shalay ayaa looga Awood ronaadey Ciidanka xoga Dalka Somaliya
Ururka Ahlusuna ayaa ku Faaney in Ay Dagaalka ku qabsadeen Gadiid Dagaal Kaasi oo ay leedahay Dowladda Somaliya.
Sidokale Waxaa Magaalada dhuusa mareeb ka dagay Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Xoga Dalka Somaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here