Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Ninka ka baxsaday Dowlada una Galay Ciidamada Ahlu suna oo lagu...

Degdeg Ninka ka baxsaday Dowlada una Galay Ciidamada Ahlu suna oo lagu Dilay Guriceel

0

DEG DEG Waxaa Goor dhow Guri-ceel la keenay Nin ka mid ahaa Ciidanka Ahlusunna Maydkiisa waxaana lagu soo dilay Deegaanka Qarsooni oo Guri-ceel ka xiga Waqooyi Galbeed.

Ninkaan ayaa ka soo Jeeda Beesha Mareexaan waxaana Gaari lagu geeyey Halka lagu dilay Sida Saraakiisha Ahlusunna inoo Sheegeen

Arintaan ayaa ah mid aad Caawa looga hadal hayo Guri-ceel Dilka Askarigaan ayaa Waxaa uu Salka ku hayaa Aano Qabiil oo u Dhaxeeysa Beelaha ka soo kala jeeda Guri-ceel iyo Balanballe uu Dagaal kadhaxeeyo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here