Home WARARKA GALMUDUG Dowlada Kenya oo Ku dhawaaqday inaysan aqbalayn natiijada Kasoo baxda Maxakmada ICJ...

Dowlada Kenya oo Ku dhawaaqday inaysan aqbalayn natiijada Kasoo baxda Maxakmada ICJ Dacwada badda kala Dhaxaysa Soomaliya

0

War Dag Dag: Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah uga baxday Maxkamada Cadaalada caalamiga.

Waxeyna sheegeen inaysan aqbali doonin Kiiska Badda iyo go’aanka kaso baxa maxkamadda.

Isbuuca dambe Maxkamadda caalamiga ayaa go’aanka ugu dambeeya soo saari doonta. Kenya hada ayey isaga baxeen gabi ahaan maxkamada aduuunka ee caalamiga

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here