Home WARARKA GALMUDUG Maamulka Koonfurgalbeed oo Shaaciyay kuraas Dhwaan la Dooran doono

Maamulka Koonfurgalbeed oo Shaaciyay kuraas Dhwaan la Dooran doono

0

Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Koonfur galbeed ayaa shaaciyey jadwalka doorashada 5 kursi oo ka mid ah 11-kii kursi guddiga shaaciyey 1/1/2022.

Talaabadan ayaa ku soo aadeysa xili qodobo la xiriira hufnaanta doorashada laga soo saaray shirkii golaha wadatashiga ee dhowaan lagu soo gebagebeeyey magaalada Muqdisho.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here