Home WARARKA GALMUDUG Madaxweyne farmaajo oo looga adkaaday Gudigii Doorashooyinka iyo Muuse Geele oo Noqday...

Madaxweyne farmaajo oo looga adkaaday Gudigii Doorashooyinka iyo Muuse Geele oo Noqday Gudoomiyaha gudiga Doorashooyinka

0

Muuse Geelle Yusuf ayaa ku guuleystay doorashada Guddoomiyaha Guddiga FEIT, isagoo helay codod dhan 14 cod, halka C/raxiin C/casiis Aadam oo la tartamayay uu helay 11 cod.

Muuse Geelle ayaa si weyn looga ololeynayay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, isagoo garab ka helayay qaar ka mid ah Midowga Musharaxiinta.

Sidoo kale C/raxiin ayaa isna taageero ka helayay Madaxtooyada iyo xubno ka mid ah Midowga Musharaxiinta.

Waana markii u horeysay ee Musharaxiinta ay ku kala aragti duwanaayeen doorashada Guddoomiyaha Guddiga FEIT.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here