Villa Somalia waxaa ka socda qaban-qaabada kulan gaar ah, oo Farmaajo la yeelan doono hogaamiyeyaasha Galmudug iyo Koonfur Galbeed, sida hobyomedia ay ogaatey.
Xogta ayaa sheegaysa in Farmaajo uu Maalmaha soo socda la kulmi doono Qoor-Qoor iyo Lafta-Gareen, oo ah labo hogaamiye oo isaga geeyay Galmudug iyo Koonfur Galbeed 2018 iyo 2020, si ay isaga danihiisa ugu adeegaan.
Ujeedka Farmaajo ugu wacay labada hogaamiye ayaa la sheegay inay salka ku hayso arrimaha doorashadda iyo qaabkii ay dowladda soo socota ay isagu gacan-siin lahaayeen inay mulkiiliyaasheeda noqdaan, iyagoo kala qaadanaya xilalka Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka.
Arintan ayaa aad lo hadal-hayay mudooyinkii dambe, kadib markii la arkay inuu damacaas ku jiro Qoor-Qoor iyo Lafta-Gareen, oo hadda doorashadda Baarlamaanka kuraasta u boobaya Farmaajo, iyagoo soo saaraya dhalinyaro aan siyaasadda waxba ka aqoon, oo iyaga ay jiheyn karaan.
Siyaasadda Soomaaliya ayaa ah mid marba koox gaar ah maamusho, taasoo ah halbeeg lagu cabiro dowladnimada hadda ka jirta dalka, taasoo lagu hago rabitaanka shaqsiyaadka xiligaas xukunka haysta, ee Villa Somalia jooga.
Lafta-Gareen iyo Qoor-Qoor, oo aan taageero badan ka haysan degaanada ay kasoo jeedaan, kuna fashilmay hogaaminta Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa la sheegay inay taageereen qorshaha Farmaajo, iyadoo kulanka ay yeelan doonaan go’aanno ku gaari rabaan.
Farmaajo ayaa tartan adag uga imaanaya Saciid Deni, Madaxweynaha Puntland oo isku diyaarinaya inuu u tartamo kursiga ugu sareeya Soomaaliya, isagoo Wasiiradiisa ka dhigaya Xildhibaanno, waxaana uu xulufo siyaasadeed la yahay Axmed Madoobe.
Soomaaliya taariikh ahaan lama arag Madaxweyne labo jeer ku guuleystay kursiga, lama oga in Farmaajo mar 2aad la dooran doono, maadaama shantii sano ee uu Madaxtooyada fadhiyay uu sameeyay qaladaad iyo dembiyo lumiyay kalsoonidii shacabka.
We use cookies on our website to give you the most relevant experience by remembering your preferences and repeat visits. By clicking “Accept”, you consent to the use of ALL the cookies.
This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.