Home WARARKA GALMUDUG Biyo La,aan Baahsan oo laga soo shegayo Degano u dhaw dhaw Magaalada...

Biyo La,aan Baahsan oo laga soo shegayo Degano u dhaw dhaw Magaalada Hobyo

0

HM-xafiiska Cadaado :-Warar naga soo gaaraya degano hoostaga magaalada hobyo aya waxa ay ku soo waramayaam in si ba,an u saameyay  biyo la,aan deganada hobyo u dhaw dhaw

Biyo La,aan Baahsan ayaa laga warinayaa Deegaanka ceel-Ducaale oo ka mid ah Deegaanada hoos yimaada Degmada Hobyo ee Gobolka mudug Galmudug

Qaar ka tirsan Bulshada Deegaanka ayaa ii sheegay inay jirto Xaalad Adag taasoo ay wajahayaan Bulshadu

Sawirada Deegaanka laga soo qaaday ayaa muujinaya xaalada Deegaanka ku jiro

Dadka degankaasi oo warbahinta hobyomedia.com qadka telefanka ugu waramay aya waxa ay baaq codsi u direen maamulka galmudug  ganacsatada iyo cid walba oo gar gaar la soo gaar karta dadka ay biyo la,aantu samaysay.

Deganada u  dhaw dhaw hobyo aya wayahan laga soo warinayay in biyo la,,an ay si wayn u samaysay iyadoo biyaha deganka mararka qaar uu gaaro qarash aysan awoodin dadka deganka.

Wixii warar ah oo ku soo kordha kala soco hobyomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here