Home WARARKA GALMUDUG Deg deg :-alshabab iyo ciidanka darawishta galmudug oo is horfadhiya, iyo dagaal...

Deg deg :-alshabab iyo ciidanka darawishta galmudug oo is horfadhiya, iyo dagaal laga cabsi qabo inu qarxo(faah faahino Akhriso)

0

Wararka Ka Imanayaa Kunfurta Gobolka Mudug ayaa Sheegaya in Ciidamada Daraawishta Galmudug & Dagaalamayaal ka tirsan Ururka Al.shabab ay kaabiga isku Saaran yihiin Waxaa Laga Cabsi qabaa in Dagaal uu halkaa ka dhaco.

Ururka Al.shabab ayaa Galabta galinkii danbe  Ciidankii ugu Badnaa geeyey Degaanka Qeycad Kunfurta Mudug.

Saraakiisha Ciidanka Galmudug Ee Howgalkan Hogamineyso Oo Aan Xogtaan ka soo xigay ayaa noo xaqijiyey in Koxdaan ay.soo qaadden Dulaan Culus Kaasi ay ku donayaan in Kula Wareegaan Degaanada Xorta Ee Konfurta Gobolka Mudug.

Warar lagu kalsoon yhy oo ay  hobyomedia heshay ayaa sheegaya in gurmadyo kala duwan ay ka baxeen deganada ay kala maamulaan alshabab iyo galmudug.

Shababka aya la sheegay ay wataan gadiid dagaal oo aad u farabadan , waxaana markan sida la shegay ay isku diyaariyeen dagaal toos ah

Wixii warar ah oo soo kordha kla soco hobyomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here