Home WARARKA GALMUDUG Deg Deg Ciidamo ka tirsan ahlusuna oo Goordhow Weerary Dhuusamareeb iyo Qasaaro...

Deg Deg Ciidamo ka tirsan ahlusuna oo Goordhow Weerary Dhuusamareeb iyo Qasaaro Ka dhashay Weerarkaas

0

nta la ogyahay hal askari oo Booliiska ka tirsan ayaa ku dhaawacmey weerar dableey ka Tirsan kooxda Ahlusuna Waljamaaca   ay goordhow ka geysteen Koontaroolka Faarax koone ee Magaalada Dhuusamareeb.

Taliska Booliiska oo aan la xiriirnay ayaa sheegay in ay ku howlanyihiin hubinta Halka ay U baxsadeen Dablaydii Weerarka Soo Qaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here