Home WARARKA GALMUDUG Xog culus:-Shabaab oo weerar ku soo ah deganka wasil ee gobalka mudug...

Xog culus:-Shabaab oo weerar ku soo ah deganka wasil ee gobalka mudug iyo ciidamo dhooban duledka wasil

0

Ciidamada NISA Qaybtoda Gobalka Mudug Iyo Ciidamada Daraawiishta Ayaa xalay Lagaliyay Heegaan Kadib Markii Lahelay Xoga Shegaya In Malayshiyada Al-Shabaab Ay Wadaan Dhaq Dhaqaaqyo

Wararka Naga Soogaraya Wisil Aya Kusowaramaya In Ciidamada Ay Heleen Xog Ku Adan Dhaq Dhaqaaqyo Ay Wadaan Malayshiyada Al-Shabaab

Ciidamada Is Garabsanaya Ayaa Wada Doyaar Garow Loga Hortagayo Malayshiyada Al-Shabaab Sida Ay Ixaqijiyeen Saraakiil.Kusugan Degmada Wisil

Dadka degaanka oo saaka la hadlay xafiiska warqabadka hobyomedia.com ee gaalkacyo ayaa sheegay in duleedka wasil ay joogaan ciidamo farabadan kuwaasi oo is abaabulay.

Wixii warar ah oo ku soo kordha kla soco hobyomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here