Home WARARKA GALMUDUG Inta badan Deeganada Galmudug oo Beri laga ciidaayo iyo QoorQoor oo Hambalyo...

Inta badan Deeganada Galmudug oo Beri laga ciidaayo iyo QoorQoor oo Hambalyo UDiray

0

Ciid Wanaagsan 01 May 2022 – Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ummadda muslimka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay farxadda munaasabadda Ciidul Fitriga, asagoona Eebbe uga baryay in ciidan ciideeda nagu gaarsiiyo farxad iyo baraare.

Madaxweynaha ayaa si gaar ah farxadda ciida lawadaagay shacabka reer Galmudug, waxaana uu madaxweynuhu Eebbe ka rajeeyay in uu naga wada aqbalo acmaashii suubanaa intii lagu guda jiray bishii barakeysneed ee Ramadaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here