Home WARARKA GALMUDUG Xaalka Magaalada dhuusamareeb iyo Saakay kadib Dagaladii Qararaa ee Ahlusuna Iyo Dowlada?

Xaalka Magaalada dhuusamareeb iyo Saakay kadib Dagaladii Qararaa ee Ahlusuna Iyo Dowlada?

0

Xaalka Caasimada Galmudug Dhuusamareeb ayaa Dagan Saakay Kadib.

Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa Galmudug oo wadajira iyo kooxda Ahlu Sunna ayaa Shalay ka dhacay gudaha magaalada Dhuusomareeb iyo duleedkeeda.

Dagaalka ayaa dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray labada dhinac iyo sidoo kale dad shacab ah oo ku sugnaa goobaha lagu dagaalamay.

Ahlusuna oo Weerarka Soo Qaaday ayaa Guul Daro kala Kulantay Weerarki ay Kusoo Qaadeen Dhuusamareeb, laba Gaari oo kuwa Dagaal ah ayaana Looga Qabsaday Dagaalka Sidoo kale Saldhigii ay Kasoo Duuleen ee Bohol ayaa Lagala Wareegay oo Ciidamada Gorgor ayaana Haysta Haatan.

Ahlusuna Ayaana Saldhig Kasamaystay Huurshe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here