Home Uncategorized WARARKA MAANTA Markii ugu Horaysay oo salka soomaaliya maantay qof dumar ah madaxweyne Ka...

Markii ugu Horaysay oo salka soomaaliya maantay qof dumar ah madaxweyne Ka noqday

0

Markii ugu horeysay taariikhda dalka Soomaaliya, waxaa ku sime madaxweyne ka noqotay qof dumar ah, kadib markii ay dalka dibadiisa safaro kala duwan u aadeen madaxweynaha iyo guddoomiyaha baarlamaanka.

Saakay waxaa dalka ka dhoofay madaxweyne Xasan Sheekh, wuxuuna garoonka Aadan Cadde shir kula qaatay guddoomiye ku xigeenka koowaad Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji, sida ay BBC-da u sheegeen illo wareedyo lagu kalsoonyahay.

Madaxweynaha ayaa boqasho rasmi oo labo maalmood ah ku joogi doono Isutagga Imaaradka carabta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here