Home WARARKA GALMUDUG Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, oo soo gaaray...

Danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, oo soo gaaray magaalada Dhuusamarreeb (Sawiro).

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, oo maanta soo gaaray magaalada Dhuusamarreeb ee caasimadda Galmudug.

Madaxweynaha iyo danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin mashaariicda hormarineed, aminiga, abaaraha, la dagaalanka Alshabaab iyo xafiis cusub oo dhawaan Qaramada Midoobay ay ka furanayso caasimadda Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here