Home WARARKA GALMUDUG DEG DEG: QARAX ismiidaamin ah oo lagu dilay wasiirkii cadaalada Koonfurgalbeed

DEG DEG: QARAX ismiidaamin ah oo lagu dilay wasiirkii cadaalada Koonfurgalbeed

0

Qarax culus ayaa ka dhacay Baydhabo,  Wasiirka Caddaaladda maamulka Koofur galbeed ayaa ku geeriyooday Qarax ka dhacay Baydhaba, waxaa la dilay isagoo kasoo baxay salaadda Jimcadaha.

Dhaawacyo kale oo halis ah ayaa jira sida aan ku Xigta Ku Helany

Waa Qarixii Labaad oo Asbuuuc Gudihiis lagu Dilay Masuul Sare oo Ka Tirsan Koonfurgalbeed.

Gudoomiyahii Degmada Marka Waafow ayaa Asbuucaan lagu Dilay Qarax ismiidamin ah oo Ka Dhacay Marka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here