Home Uncategorized WARARKA MAANTA Deg Deg: Shaqaale ka Tirsana hay’ada Miina baarista oo Galmug Lag laayay

Deg Deg: Shaqaale ka Tirsana hay’ada Miina baarista oo Galmug Lag laayay

0

Maleeshiyaad Hubbaysan ayaa Xalay Saq dhexe Weerar ku qaadday Shaqaalle ka tirsan hay’adda Miina baadhka ee Hallo trust   kana Howl Gasho magaalada dhabbad ee gobalka galgaduud.

Alle ha unaxariistee Dhamashada labo ka mid ah Shaqaallaha ayaa la xaqiiniyay iyo Dhaawaca Sadex kale oo ku sugnaa Goob ay hay.adu ka daganayd Duleedka Degmda Dhabad.

Arintaan ayaa Lala Xariirinaaya inay Salka Ku hayso aano Qaabiil oo Mudooyinkii Danbe Halkaas Ka Taagnayd.

Makeeshiyaad Kasoo Jeeda Degmada Galinsoor ayaa La Sheegay inay Ka Danbeeyeen Weerarkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here