Home Uncategorized WARARKA MAANTA Faahfaahin kasoo baxaysa Dil goordhow Loo Gaystay Laashin Hussein Moordoon

Faahfaahin kasoo baxaysa Dil goordhow Loo Gaystay Laashin Hussein Moordoon

0

Laba Nin oo ka mida Amniyaadka Al shabab ayaa ku dhax toogatay gudaha Dagmada Afgoye Nabadoonkii beesha wacdaan kadibna way ka baxsaden goobta.

Laashin Hussein Moordoon mid ka mida Nabadoonadii Afgoye loogu jeclaa ayuu ahaa balse Maanta dagmadiisa ayee si xun loogu dhax dilay .

Bishan Gudaheeda waa Nabadoonki 2 aad ee Al shabab ku dilaan Dagmada Afgoye G” Sh” Hoose .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here