Home WARARKA GALMUDUG isbitalka konfurta galkacyo ee galmudug oo 20 sano kadib maamul cusub ...

isbitalka konfurta galkacyo ee galmudug oo 20 sano kadib maamul cusub iyo agaasime yelanaya

0

 Dr abdi maxamud xirsi aya loo magacaabay in uu noqdo agaasimaha isbitaalka koonfurta gaalkacyo ee galmudug kadib warqad ka soo bxday wasaarada caafimadka galmudug.

Dr abdi maxamud agasimaha cusub

Dr cabdi waxa uu badalayaa agaasimihii hore ee isbitaalka maxamed cabdi oo mudo ka badan 20sano xilkaasi hayay,

Dib u dhac badan oo ku yimid isbitaalka koonfurta gaalkacyo aya waxa  laga maarmaan noqotay in maamul cusub loo sameeyo isbitaalka ,waxaana dr abdi maxamud uu ka shaqaynay in mudo isbitalkaasi.

Yaa maamula isbitaalka koonfurta gaalkacyo

Urur lagu magacaabo MDO aya gacanta ku hayay tan iyo aas aaskii isbitaalkasi, waxana ururkasi uu go,aan ka gaaraa hay,adaha isbitalka mamulaya, xulshada shaqalaha laqadanayo, waxaana khilaafad bdn oo jira uu keenay in isbitaalka uu ku yimaado dib u dhac badan gaar ahaan qalabka  isbitalka.

Maxamed cabdi agaasimihii hore isbitalka konfurta galkcyo

Lama oga Ururka MDO sida uu u yeelayo goaanka wasaarada cafimaadka madama ururkasi uu dhaqaalo farabadan ka heli jiray maamulka isbitaalkasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here