Home Uncategorized Qaybo ka Mid ah Xafadaha Muqdishi oo Hobiyayaal lagu Garaacay xili Wali...

Qaybo ka Mid ah Xafadaha Muqdishi oo Hobiyayaal lagu Garaacay xili Wali Dagaal ka Socdohotel xayaat

0

Tirada dadkii ku dhaawacmay weerarkii Hoobiyaasha ee lagu tuuray Dagamada Xamar Jajab waxay hadda gaareen 20 qof oo shacab oo ay ku jiraan Caruur yar yar oo dhaawacya halis ah lakulmay.

Gudoomiyaha dagamda Mucaawiye Muudey wuxuu shegay in Boliska iyo Kooxa Gurmadka fariintiisi hore ay aad ugu soo jawaaben dhaawacyadana ay geyeen Hospitaalada kala duwan ee ku yaala Muqdisho .

Dhanka kale weerarkii shabab ee Hotel Xayaat isna wali waa uu socdaa waxaa laga maqlaa dhawaqa Rasaas Teel teel ah gudaha Hotelka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here