Home Uncategorized WARARKA MAANTA War deg deg ah: Ciidamada macawislayda oo Weerar ku qaaday alshabaab

War deg deg ah: Ciidamada macawislayda oo Weerar ku qaaday alshabaab

0

Ciidamada Macawisleyada ayaa Saakay weerar ku Qaaday Degaanka Geed-weyne oo u dhaxeyo Degmada jalalqasi iyo Degaanka Buurweyn ee Gobolka Hiiraan,

Wararka Ayaa Sheegay inu halkaas Dagaal kooban AS iyo kooxada Macawisleyada ku dhaxmaray Waxaana La Soo Wariyay khasaara Dagaalka kadhashay.

Weerarka Macawisleyada ee Nawaaxiga Degmada jalalqasi ayaa imaaneyso Xili inta badan Gobolka Hiiraan Ciidanka Degaanka ay is Abaabul Ka dhan AS ka bilaabeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here