Home WARARKA GALMUDUG Ciidamadii ugu badan ee halmar Tababar loogu soo xiri...

Ciidamadii ugu badan ee halmar Tababar loogu soo xiri galmudug maxaa soo kordhay?

0

Maamulka Galmudug ayaa markii ugu Horeeyey
Yeelanaya Ciidan Boolis ah oo u gaar ah.

Ciidankaan ayaa Tiradooda lagu sheegay in ka badan 400 oo Askari ,Waxaana dhawaan Tababar loogu soo gaban gabeyey Degmada Cadaado Ee Gobolka Galgaduud.

Ciidamadan  aya la filayaa  in ay  wax  badan  ka badalaan  amniga  deganada  galmudug  iyadoona  la filayo  in ciidankan  degnada laga kala keenay  dib loogu  celiyo si ay uga qayb  qaataan  amniga degmada  ay ka yimaadeen.

Galmudug waa Mamaulka Kaliya aan laheyn wax wasiir Amni ah in muddo ah Taasi ayaa ah dayac weyn uu sameyey Maamulka Qoor qoor uu ka gaabiyey Shaqada Bulshada Galmudug,

Wixii warar  ah oo ku  soo kordha  kala  soco  hobyomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here