Home Uncategorized WARARKA MAANTA DEG DEG:Qaraxyo Culus oo lagu weeraray Wasaarada waxbarashada Soomaaliya iyo Rag hubaysan...

DEG DEG:Qaraxyo Culus oo lagu weeraray Wasaarada waxbarashada Soomaaliya iyo Rag hubaysan oo Gudaha Ugalay

0

Qaraxa aad uu culus ayaa Goordhow ka Dhacay Magaalada muqdisho  Qaraxaan ayaana Lagu Weeraray   wasaaradda Waxbarshadda ee ku taalla Soobe.

Qarax ka Dib Rag Hubaysan ayaa Gudaha U Galay Qasaarada oo Haatan Ka Dhex Dagaalamaaya.

Laaamaha Ammaanka ayaa xaqiijiyey warkaas.

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here