Home Uncategorized Dowlada Federaalka iyo Dowlada Goboleedyada oo Mudo Korarsi Samaystay Warmurtiyeedna Soo saaray

Dowlada Federaalka iyo Dowlada Goboleedyada oo Mudo Korarsi Samaystay Warmurtiyeedna Soo saaray

0

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa war murtiyeed ka soo saaray shir Muqdisho ugu socday Afar cisho, waxaana Goluhu ka soo saareen illaa Shan qodoboo ka mid ah Sugidda Amniga, La dagaalanka Argagixisada, Dardar gelinta dib u eegista Dastuurka, Dimoqraadiyeynta iyo Doorashooyinka.

Golaha ayaa isku raacay in dalka laga dhaqan geliyo nidaamka Xisbiyada Qaran, in dalka laga hirgeliyo doorashooyin xor ah oo hufan, kuna saleysan cod bixiyeyaal diiwaan gishan iyo Xisbiyo u tartama

Sidoo kale Waxaa Golaha Wadatashiga Qaran isku raaceen in la qabto labo doorasho, mid Heer Federaal iyo Dowladaha Xubnaha ka ah dowladda Federaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here