Home WARARKA GALMUDUG Galmudug oo faah faahin ka bixisay howlgallada ka socda Gobolka Galgaduud

Galmudug oo faah faahin ka bixisay howlgallada ka socda Gobolka Galgaduud

0

Qoraal ka soo baxay Maamulka Galmudug ayaa lagu boggaadiyay howlgalka ciidamada xoogga Dalka, kuwa daraawiishta Galmudug iyo dadka deegaankaba kula wareegeen deegaanka Qaayib.

“howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah saakay u fuliyeen ciidanka Xoogga Dalka, kuwa Daraawiishta Galmudug iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya ayay si buuxda gacanta ugu dhigeen deegaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo gabi ahaanba laga xoreeyay kooxaha argagaxisada ee Shabaab” ayaa lagu yiri qoraalka.

Madaxweynaha Galmudug ayaana Ciidamada ugu baaqay in ay sii ballaariyaan howgalga.lka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here