Home WARARKA GALMUDUG Daawo gaalkacyo galmudug :-nin Shabaab ka tirsana oo fagaaro lagu toogtay

Daawo gaalkacyo galmudug :-nin Shabaab ka tirsana oo fagaaro lagu toogtay

0

Deg deg:- Gaalkacyo iyo Tiirka Saakay.

Magaalada Gaalkacyo ayaa saakay lagu Toogtay xubin ka mid ah kooxda Al-shabaab oo ka mid ahaa tiro dagaalamayaal ahaa weerar qaraxyo ku bilowday ku Dilay Sheikh C/wali Sheikh Cali Cilmiyare sanadkii 2018.

0

Horaantii 2020 ayaa maxkamadda Ciidamada Qalabka sida dil toogasho ah ku xukuntay, saakayna ayaana lagu fuliyay.

Gaalkacyo Galmudug ayaa noqonaysa markii ugu horaysay lagu tooganayaa xubin ka mida Al-shabaab.

Waa markii ugu horeysay in mudo ah  oo magaalada gaalkacyo dhanka galmudug lagu toogto  shaqsiyaad ka tirsana maleeshiyada Al-shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here