Home Uncategorized Daawo sawirada masuuliyinta galmudug ee gaalkacyo oo goob joog ka ahaa goobtii...

Daawo sawirada masuuliyinta galmudug ee gaalkacyo oo goob joog ka ahaa goobtii lagu toogtay sargaal shabab ka tirsanaa

0

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ee  gaalkacyo  ayaa goob joog ka ahaa goob fagaaro ah oo lagu toogtay sargaal sare oo ka tirsanaa maleeshiyaadka alshabab kaasi oo qayb ahaa qaraxyo iyo fallal kale oo ka dhacay gaalkacyo.

Dhanka kale saraakiisha lama amaanka Galmudug  oo goobta ka hadlay aya u digay cid walba oo garab siisa maleeshiyada Al-shabaab.

Markasta Isham ku haay hobyomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here