Home WARARKA GALMUDUG Maxay tahay xiisad ka tagan iyo ciidamada la waregay xarunta galmudug ee...

Maxay tahay xiisad ka tagan iyo ciidamada la waregay xarunta galmudug ee gaalkacyo

0

Xiisad Culus oo ka Tagan Gaalkacyo Galmudug & Ciidamo Badan la Wareegay Xaruntii Dowladda Hoose,

27-ka xubnood ee kawada tirsan golaha deeganka ee laguso xulay hannaanka 4.5-ta xaq ahaan iyo xaquuqba waa kasiman yihiin golaha dhexdisa, kaliya waxaa jira xubo ay ayagu doorteen oo kala ah Mayor iyo mayor kugeen.

Goluhu wuxuu katarjumayaa ama matalayaa bulshada degan deegaanka iyo nawaaxigiisa wuxuuna baahiyaha shacabka ay matalaan iyo baahida kajirta deeganka iyo daruufaha haysta dadka uso gudbiyaa maamulka Dowladda Hoose si wax looga qabto.

Majirto xubin ama xubno looga saari karo ama loogu diidi karo kamid ahaan shaha golaha iyadoo aysan jirin anshax xuno, gudasho la,aan shaqo iyo lunsasho xoolo dad weyne.

Sidaas darteed in dambi looga dhigo waad iga aragti duwan tahay , waa ila xisaabtantay iyo isku xisbi manihin maahan wax bulshada lagu qanci karo caqliga saliimka ahna qaadan karo.

Sidee qoyskooda iyo dadkii kuso darsaday golaha looga gadi karaa xubnihiina anigaa diidan oo ilama shaqeeyaan sidas darteedna maso gali karaan xarunta dawlada hoose sabab la,aan.

Ololihii duqa degmada Galkio waxaa kujirtay islaxisaabtan 3dii bilood Mar ah iyo shaqo daah furnaan leh ee kuma jirin xubintii iga fikir duwan waan kasaarayaa kamid noqosahada golaha.

Sidee xubnaha kale golaha deeganku ugu qanceen in sharciga labaalmaro oo ay marqaati kanoqdaan gafka iyo xadgudubka lagula kacaayo zxbo ay gole qura kawada tirsan yihiin.

Waxaan cadaynayaa inan la aqbali doonin wax kasta oo baal marsan sharciga & hannaankii lagu heshiiyey keeni karana xasilòoni daro siyaasadeed iyo mid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here