Home WARARKA GALMUDUG War Deg deg ah galmudug degano kale oo goordhow shabaab laga xoreyay

War Deg deg ah galmudug degano kale oo goordhow shabaab laga xoreyay

0

 

Ciidanka xoogga dalka iyo geesiyaasha deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay Magaalada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud oo muddo gacanta ugu jirtay Khawaarijta.

Wasiirka Gaashaandhiga XFS ayaa Warbaahinta q u xaqiijiyay Qabashada Ceel-dheer.

Wali hawlgalo kale  aya ka socda degano hoostaga  galmudug

Wixii warar ah oo ku soo kordha kala soco hobyomedia.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here