Saldhigyada muqdisho oo la keenay ciidamo dheraad ah+warbixino cusub

0
Ciidamadii ugu badnaa ayaa lagu kordhiyay saldhig kasta oo ku yaalla degmooyinka Muqdisho, iyadoo la arkayo dhaq-dhaqaaq ciidan oo aan caadi ahayn. Meel kasta...
Ciidamadii ugu badnaa ayaa lagu kordhiyay saldhig kasta oo ku yaalla degmooyinka Muqdisho, iyadoo la arkayo dhaq-dhaqaaq ciidan oo aan caadi ahayn. Meel kasta waxaa lagu arkayaa askar dheeraad ah oo lagu biiriyay kuwii horey u joogay, taasoo muujinaysa...
Waxaan si rasmi ah u soo dhoweynayaa gogosha nabadeed ee ay beelaha Sacad u dhigeen beelaha walaalaha ah ee Shiikhaal iyo Saleeman Cabdulle, taas oo ujeeddadeedu tahay in lagu soo afjaro colaaddii khasaaraha iyo murugada badan reebtay ee ka...
Dagaal dhaliyey qasaaro dhimasho iyo dhaawac ah  ayaa  kadhacay Magalada Garacad ee Gobalka Mudug Maamulka Puntland. Dagaalkan ayaa udhexeeyey Maleeshiyaad burcad badeed ah oo dhawaan afduubtay maraakib maraysay xeebaha Maamulkaas iyo Ciidan katirsan maamulka Puntland. Midka mid ah hogaamiyaashii kooxda burcad...
ntii uu socday dagaalka u dhexeeya Mareykanka iyo Isra'iil oo dhinac ah iyo dhanka kale Iiraan ayaa khabiir ka faalooda arrimaha milatariga oo la ydhaahdo Akram Khareef waxa uu daabacay buuggiisa Markhaatiga Dahsoon, kaas oo uu ku sharaxayo asalka...
Qoyska Ashari Samadikun, oo ah kabtanka markabka shidaalka qaada ee Honour 25, ayaa ka codsaday dowladda Indonesia inay si degdeg ah u farageliso, kaddib markii markabkaasi ay qabsadeen burcad-badeed Soomaaliyeed shan maalmood ka hor. Ashari, oo 33 jir ah, kana...