Hobyomedia.com ka dhigo Wehelkaga
Burcad-badeed Soomaali ah oo afduubtay markab calanka Panama
Koox burcad-badeed ah ayaa afduubtay markab nooca xamuulka ah oo ku gooshayay calanka Panama, xilli uu marayay xeebaha gobolka Mudug ee maamulka Puntland.
Markabkan ayaa...
Haweeneydii loo heystay dilka gabadhii yareyd ee Saabiriin oo la xukumay
Maxkamadda Daraja koowaad ee magaalada Galkacyo ayaa xukun dil ah ku xukuntay eedeysane Hodan Maxamuud Diiriye, oo loo heystay dilka Saabiriin Seylaan Cabdullaahi oo...
Daawo Musharax Madaxweyne Galmudug, Liibaan Ahmed oo Gaalkacyo soo gaaray
Musharax Madaxweyne Galmudug, Liibaan Ahmed Hassan, oo ay wehliyeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiin kale, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay...















































