Daawo Muuqaal :Qaabkii Ciidamada Ciraaq u qabsadeen Garoonka Diyaaradaha Mosul iyo Katarabiilo...

Daawo Muuqaal :Qaabkii Ciidamada Ciraaq u qabsadeen Garoonka Diyaaradaha Mosul iyo Katarabiilo gacan ka

0
SHARE

Katarabiilo lagu baaro Miinooyinka ayaa waxa ay guul baaxad weyn gaarsiiyeen ciidamada Milatariga dalka Ciraaq iyo Tikniko fara badan oo ay wateen kuwaas oo wali ku sii siqaya Galbeedka magaalada Mosul .

Magaalada Mosul oo ah caasimada labaad ee dalka Ciraaq ayaa waxaa horay u maamuli jiray ururka la magac baxay Dowlada Islaamiga ah ee Daacish , kaas oo hada lagu go´doomiyay deegaanka Tal Afar oo aad is tiraaji u ah .

Garoonka Diyaaradaha magaalada Mosul iyo bariga magaaladaan ayaa waxaa horay u soo qabsaday ciidamada milatariga dalka Ciraaq oo iminka dhoor jiho ka soo galay Galbeedka magaalada Mosul oo ah halkii lagu kala bixi lahaa dagaalka waqtigiisa dheeraaday ee ka socda Waqooyiga dalka Ciraaq .

https://youtu.be/oTc229XbbGU

LEAVE A REPLY