ntii uu socday dagaalka u dhexeeya Mareykanka iyo Isra'iil oo dhinac ah iyo dhanka kale Iiraan ayaa khabiir ka faalooda arrimaha milatariga oo la ydhaahdo Akram Khareef waxa uu daabacay buuggiisa Markhaatiga Dahsoon, kaas oo uu ku sharaxayo asalka...
Qoyska Ashari Samadikun, oo ah kabtanka markabka shidaalka qaada ee Honour 25, ayaa ka codsaday dowladda Indonesia inay si degdeg ah u farageliso, kaddib markii markabkaasi ay qabsadeen burcad-badeed Soomaaliyeed shan maalmood ka hor. Ashari, oo 33 jir ah, kana...
Waa maxay Cadaalad? Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso: Cadaalad waa mabda’a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo si siman oo dhammaan dadka lagu maamulo,Cadaalada Waxayna ku lug leedahay ilaalinta xuquuqda qof kasta, xaqiijinta in si siman...
Hogaamiyaha Jarmalka Friedrich Merz ayaa dhaleeceeyay istaraatiijiyada Mareykanka ee dagaalka uu kula jiro Iran, isagoo sheegay inuusan u arkin waddo ay Washington ku xalin karto khilaafka, "ayna hugaamiyaasha Iran ku bahdilayaan Maraykanka". Merz ayaa hadalkan ka sheegay Isniintii kulan uu...
Somalia’s National Electoral Commission (NEC) launched a training program for election staff in the town of Afgooye on Monday, preparing for the country’s first direct one-person-one-vote parliamentary and presidential polls in decades. The training marks a critical step away from...