Daawo Gabar 16-jir Jarmal u dhalatay oo xaas u ahayed dagaalyahan ISIS...

Daawo Gabar 16-jir Jarmal u dhalatay oo xaas u ahayed dagaalyahan ISIS ka tirsan oo Mosul lagu qabtay

0
SHARE

Gabar 16-jir Jarmal u dhalatay oo xaas u aheyd dagaalyahan ISIS ka tirsan oo lagu qabtay magaalada Mosul, Ciraaq

Gabar da`yar oo lagu magacaabo Linda Wenzel islamarkaana u dhalatay dalkaasi Jarmalka ayaa waxaa ay ciidamada Ciraaq ee la wareegay magaalada Mosul ku qabteen xilli looga kala cararay magaalada iyada iyo gabdho kale oo dagaalyahannada ISIS u dhixi jiray.

Gabadhan ayaa sannad ka hor ka dhuumatay qoyskeeda, iyadoona diyaarad ka raacday dalka Jarmalka kala degtay Turkiga halkaas oo ay Suuriya iyo Ciraaq uaga gudubtay.

LEAVE A REPLY