waraysiyada

Dhageyso Go,aankii Odayaasha beesha Reer Xaaji salemaan iyo Sababta ay Cadaado uga Mamnuuceen Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle(Xaaf

Waxgaradka Beelaha ka soo jeeda Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa wax ay soo saareen War-Saxaafadeed ay ku sheegeen in ay Cadaado uga mamnuuceen in

Continue Reading »

Qeybta waraysiyada

Boqolaal dumar ah oo ‘qaaday uur’ been abuur ah

Booliiska dalka Guinea ayaa xabsiga u taxaabay haweenay la sheegay in ay dawo dhireed siisey boqolaal haween ah, iyada oo u balan qaaday in ay

Continue Reading »

waraysiyada Archives

Dhageyso Farmaajo oo ciidamo ku sugna dhuusamareb lagu warejiyay , Dhageyso Codadka Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Maxamed Shaakir iyo Taliyaha Xoogga dalka Cabduweli Jaamac Gorod
- Jan 19, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday Xerada taliska qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ee ku taala magaalada Dhuuso Mareeb,isagoo halkaasi kula kulmay saraakiil iyo ciidamo. Wuxuu ...
Beesha Cadaado oo Go’aan Culus soo saaray (Xaaf oo laga mamnuucay Degaanadeeda -AKHRISO QORAAL)
- Jan 19, 2018
Beesha Cadaado ayaa soo saartay Caawa go’aano adag oo ay ka qaadatay madaxweynaha Galmudug iyo madaxa xukuumadda maamulkaasi. Qoraal kasoo baxay beesha reer Xaaji Saleebaan ayaa lagu sheegay in degaanada beesha ...
Midowga Galmudug & Ahlu suna Maxaase Xigi doona?
- Jan 19, 2018
Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirweyne lagu dhameystirayay heshiis ay Muqdisho ku gaareen Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna. Munaasabadan oo bilaabatay barkhanimadii maanta ayaa soo ...
Daawo Sawirada Galmudug iyo Ahlusuna oo midoobay iyo Calanka Galmudug oo la Suray Caasimada Galmudug ee Dhuusa-mareeb
- Jan 18, 2018
Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirweyne lagu dhameystirayay heshiis ay Muqdisho ku gaareen Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna. Munaasabadan oo bilaabatay barkhanimadii maanta ayaa soo ...
Dhagesyo:-Madaxwaynaha Soomaliya oo Qudbad qiiro leh ujeediyay Ciidamadii kaxoreeyay alshabaab Gobolada dhexe.
- Jan 18, 2018
Madaxweyne Farmajo ayaa hadalkaan sheegay xili uu Maanta kormeer ku tegay Xerada 21,aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo ku taalla duleedka Magaalada Dhuusa Mareeb. Madaxweynaha ayaa sheegay in midowga Ahlusunna ...
DEG DEG Dhageyso:-Banaanbax Ka Dhan Ah Shirka Dhuusamareeb Oo Ka Dhacay Cadaado
- Jan 18, 2018
yada ooDuhurnimadii Arbacada Maanta uu Magaalada Dhuusamareeb uu ka furmay shirka dhmeystirka heshiiskii ay horay u wadagaareen Maamulka Galmuudg iyo hlusunna Wal-jamaca ayaa hadana waxaa soo baxaya dad shirkas dhaliilaya. Magaalada ...
Ergeyga Qaramada Midoobey Ee Arrimaha Soomaaliya Iyo Madax Kale Oo Gaartay Dhuusa Mareeb
- Jan 18, 2018
Magaalada dhuusa Mareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud waxa weli ku sii qul qulaya wufuud kala duwan kuwaas oo doonaya in ay goobjoog ka noqdaan munaasabada dhameystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlusunna. Maanta ...
Shirka Dhameystirka Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlusunna Oo Dhuusamareeb Ka Furmay
- Jan 18, 2018
Maanta waxaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ka furmay shirka dhameystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlusunna ay horay ugu wada saxiixdeen Magaalada Muqdisho. Shirka ayaa waxaa Goobjoog ka ah madaxweynaha Soomaaliya ...

Next Page »
 
Advertisements