Hobyomedia.com ka dhigo Wehelkaga
Galmudug:Edeysane laga xukumay dil toogasho,(warar cusub)
Wararkiii ugu danbeyay ee hobyomedia.com ay ka helayso deganada Galmudug ayaa waxa ayshegayaan in maxkamada galgaduud ay ku dhawaaqday xukun toogasho ah kadib markii...
Daawo : Heshiiskii Beelaha Walaalaha ah ee Sacad iyo Qubeys oo...
Beelaha Walaalaha ah ee Sacad iyo Qubeys oo Maantay Dhamaystiray Heshiiskii Degaanka Dhaghaye.
Masuuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Saraakiisha Ciidamada ayaa ka qeyb galay Gunaanadkii...
Farmaajo oo dalka 3sano kadib,dib ugu soo laabta,Iyo kulamo xasaasi ah...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib muddo saddex sano ka badan oo uu ku...













































